Wayeer official website
Friday, 28 December 2012 00:00
HAMBALYO MEHER FARXAD LEH
Aabe Axmed Nuur iyo hooyo Furqaan Macalin Mursal, Hooyo Nuura Macalin Mursal, Hooyo Qureysha Nuur Maxamed iyo Hooyo Aamina Nuur Maxamed iyo Aabe Maxamed Sheekh Cabdi
Sidoo kale:
Dhamaan reer Ibraahim Macalin Mursal Iyo Ruqiy M. Diraar iyo caruurtooda, Abti Abuukar Macalin Mursal Iyo Khadija Shooble iyo caruurtooda, Abti Xuseen Macalin Mursal Mama Fatuun Awees Abati iyo caruurtooda, Fatxiya Cabdalla, Adeer Cali Nuur Maxamed, Eedo Aamina Cusmaan Cali iyo caruurteeda, habaryar Madiina Macalin Mursal iyo caruuteeda, habaryar Luul Macalin Mursal iyo Xaliimo Cadey.
Walaalaha;
Maxamed Cabaas iyo Fardowsa C/Raxmaan iyo caruurtooda, Fadumiina Axmed Cusmaan iyo Liibaan Abshir iyo caruurtooda, Xafsa Axmed Cusmaan iyo Maxamuud Shukri iyo caruurtooda, Sucaad Axmed Cusmaan, Faiza Axmed Cusmaan. Cabdisalaam Cali Nuur, Yuusuf Cali Nuur iyo Caruurtiisa, Cabdiraxmaan Maxamed Sheekh iyo Caruurtiisa, Liibaan Maxamed Sheekh iyo Caruurtiisa, Khadiija Maxamed Sheekh, Cabdulqaadir Maxamed Sheekh, Ismaaciil Maxamed Sheek, Madiina Maxamed Sheekh, Abshir Maxamed Sheekh, Canab Maxamed Sheekh, Faaduma Cabdi iyo Caruurteeda, Cabdulaahi Cabdi, Nuur Cabdi iyo Caruurtiisa, Isamaaciil Cabdi iyo Caruurtiisa, Xabiiba Cabdi iyo Caruurteeda Muliki Cabdi, Nuur Axmed Nuur iyo Fadumiina Axmed Nuur.
Waxay dhamantoodba hambalyo u diraayaan:
Caasha-Luul Axmed Nuur & Cabdullaahi Maxamed Sheekh Cabdi
Madiina Axmed Nuur & Maxamed Cabdi Moxamed
Batuula-Raxma Axmed Nuur & Maxamuud Axmed Cusmaan
Oo Meherkoodu ka dhacey Magaalada Yola ee wadanka Nigeria waxayna leeyihiin:
Baarakallaahu lakum, wabaarik calaykum, wajamaca baynakum fii khayr, Guurkiina Guur khayr gurgiina guri nagey, guulow ka yeel, Wiil iyo caano gabar iyo malab.
Aamii Aamiin Aamiin
Tahniyadan oo laga soo kala direy;
Nigeria, Somalia, France, England, Switzerland, America, Sweden, Saudi Arabia, Norway iyo Australia.



